RW Khayre oo ku dhawaaqay halka la dhigayo gogosha dib u heshiisiinta & doorashada Galmudug

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa uga dhawaaqay Magaalada Dhuusamareeb in gogoshii dib u heshiisiinta iyo doorashooyinka Galmudug ay ka furantahay Magaalada Madaxda Galmudug ee Dhuusamareeb. Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay xaflada xuska 1-da Luulyo oo ka dhacday Dhuusamareeb ayaa ayaa faray dhammaan hay’adaha Federaalka farayaa inay shaqadooda iyo howlgalkooda … Continue reading RW Khayre oo ku dhawaaqay halka la dhigayo gogosha dib u heshiisiinta & doorashada Galmudug